Lamaane faafinayey diinta Masiixiga oo loo soo masaafuriyey Muqdisho

Somaliland ayaa magaalada Muqdisho u soo musaafurisay lamaane lagu eedeeyey inay faafinayeen diinta Masiixiga Booliska Somaliland ayaa lamaanahan kasoo qabtay gudaha magaalada Hargeysa 21-kii September, kadib markii gurigooda laga helay qoraalo iyo waxyaabo kale oo la xiriira faafinta diinta Masiixiga Go’aanka lamaanahan loogu soo masaafuriyay magaalada Muqdisho ayaa waxaa la sheegay inuu ka soo baxay … Continue reading Lamaane faafinayey diinta Masiixiga oo loo soo masaafuriyey Muqdisho